| Culumaa'udiinka Reer Faqih oo Xusay Mawliidka Nebiga NNKH. |
|
|
|
| Written by Administrator | |
| Saturday, 22 March 2008 | |
|
Muqdisho, (Allbanadir, 21-03-2008) Munasaabadaan sida wayn loo soo agaaasimay ayaa waxay ka dhacday xaafada Xamar weyne oo katirsan Magaalada Muqdisho, iyadoona ay ku bilaabtay banaan bax lagu muujinayay waynta jecaylka Rasuulka iyadoona ay ka qayb qaateen boqolaal muslim, markii ay muslimiintu tukadeen saladii Maqrib ayaa waxay ka soo kala bilaabeen masaajida kuyaalla degmada Xamar weyne oo idil.
Masaajidaasi ayaa waxaa kamid ahaa Masjid Sheekh Rummaan, Jaamaca Xamar weyne, labatada Mataano iyo Masaajid kale oo aad u waaweyn oo kuyaalla Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Xamar weyne. |
|
| Last Updated ( Sunday, 23 March 2008 ) |
| < Prev | Next > |
|---|












